“Waan dhaawac may ooXabad ayaa lugta….

0
278

Laascaanood,(baraarugtv)-Ganacsade Maxamed Jabuutawi ayaa sheegay in lugta xabad lagaga dhuftay oo uu ka dhaawacmay .Ganacsaduhu waxuu sheegay inuu xabada ku dhuftay wiil reer Laascaanood oo doonaayey inuu toogto Wasiir Maxamed Kaahin , balse isagu uu ka hor istaagay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here