“Waa Dembiilaha koowaad Muuse Biixi waa danbiilaha koowaad.Anigu Muuse Oo Aan…”

0
224

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-“Waa Dembiile Muuse Biixi waa danbiilaha koowaad ee qarankan, waana in lala xisaabtamo , Anigu Muuse oo aan la dooran ayaan sii sheegay waxuu yahay-baWaxuu maanta ka qajilay inuu wax qabadka xukuumadiisa sheegto , waar waxba ha ku dhuuman wax qabadkii Siilanyo.”ayuu yidhi Gudoomiye Xirsi .