Ururka Kaah oo wacdaro awood taageero ku soo bandhigay Gobolada Somaliland &maanta Ceerigaabo

0
181
default

Ceerigabo(baraarugnews.net)-Maxamuud xaashi Cabdi,ayaa marba marka ka sii-damvaysa wacdaro xoog badan oo taageero ah ku soo bandhigay Gobolada kala duwan ee somaliland,balse Guddoomiyaha Urur-SiyaasadeedkabKAAH Oo Cudduda Jamaahiirtiisa

default

default
Gobolka SANAAG Wacdarro Muujiyeen
Gudoomiye Maxamuud Xaashi ayaa hadda soo gaadhay goobta madaxtaabashada Ururka KAAH, oo ay ku sugan yihiin kumanaan ka mid ah jamaahiirta Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo Horumarka Somaliland ee KAAH.
Gudoomiyaha ayaa saxeexay diiwaanka madaxtaabashada ee gobolka Sanaag.
Baraarugnews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here