Hogaanka Ururka Rejo oo maanta wacdaro layaab ah ku soo bandhigay Gobolka Sanaag

0
174

Ceerigaabo(Baraarugnews.net)-Halgamayaasha Ururka Rejo Oo Maanta wacdaro layaab leh xoogaga taagwero ku soo bandhigay magaali madaxda Gobolka Sanaag,isla markaana Gudoomiyaha ururka Rejo Cabdillashi Dahab ayaa boqolaal qof ku harqiyey Guddida diwaangelinta iyo kala reebida ururada siyaasada somaliland oo Muujiyay Taageeradoodii shacabka somalilabd ururka rejo ee gobolada somalilabd. Halkan hoise ka daawo muqaalka rejo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here