Ujeedka÷wefti xukuumada somaliland oo safar ugu baxay dalka Taywan

0
1061

Hargeysa (baraarugnews.net)-Wefti wasiiro ah oo ka socda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa u dhoofay Jasiirada Taiwan.
Weftiga oo la sheegay inuu casuumad ka helay Jasiirada Taiwan ayaa ka kooban 4 wasiir oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee S/land Ciise Kayd Maxamuud, waxa kale oo xubno ka ah Wasiirada Maaliyadda Sacad Cali Shire, Wasiirka Xanaanadda Xoolaha & Kalluumaysiga, Siciid Sulub Maxamed & Wasiirka Qorshaynta Cumar Cali Cabdilaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here