Ujeeddada:-Muxuu Daarnaa Kulankii maanta Isugu Yimaaddeen Agaasimayeyaasha Guud Ee Wasaaraddaha Xukuumadda Muuse Biixi Iyo Ha’yaddaha Madaxa-bannaan ee Somaliland?

0
391

China,(Baraarugnews.net)-Agaasimayeyaasha Guud ee Wasaaraddaha, Warshadaha iyo Maaliyada  iyo masuuliyiinta ha’yaddaha madaxbanaan ee Somaliland, ayaa kulan isugu yimaadeen kaga wada-tashanayeen qaabkii ay u wada shaqayn lahayeen.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warshadaha Somaliland, Mohamed Osman Sa’eed.

Masuuliyiinta xukuumadda Muuse Biixi cabdi ee maanta kulanka ka qayb-galay wax aka mid ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda warshadaha Somaliland Maxamed Cismaan Seed(Maxamed Soomaali),ayaa hab-aqooneed us haraxay nidaabka iskaashi ama habka ku wada shaqayn-karaan dhamaan ha’yaddaha iyo wasaaraddaha kala duwan ee xukuumadda Somaliland.

Ujeeddada:-Muxuu Daarnaa Kulankii maanta Isugu Yimaaddeen Agaasimayeyaasha Guud Ee Wasaaraddaha Xukuumadda Muuse Biixi Iyo Ha’yaddaha Madaxa-bannaan ee Somaliland?
Ujeeddada:-Muxuu Daarnaa Kulankii maanta Isugu Yimaaddeen Agaasimayeyaasha Guud Ee Wasaaraddaha Xukuumadda Muuse Biixi Iyo Ha’yaddaha Madaxa-bannaan ee Somaliland?

Balse Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo masuuliyiinta haayada madaxabanaan ee dawladda, ayaa kulankii koowaad ee wadatashi farsamo oo ku aadan qorshaha horumarinta qaranka ee saddexaad ee “NDPIII”. Diirada kus aaray talaabooyinka loo baahan yahay in si degdeg ah loo qaado iyo arrimo kale ayaa kulankaas lagu soo bandhigay dooda iyo macaluumaadka ay is waydaarsanayeen masuuliyiin kala matelaayey Wasaaraddaha dawladda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Dhanka kale, Agaasimaha Wasaaradda Maaliyada SOmaliland Gurxan, oo isna ka mid ahaa masuuliyiintii siweyn oo qoto-dheer u sharaxay siddii iskaashi wadashaqayneed oo aad u wacan loo samayn karo inay u baahan tahay masuuliyad weyn inay masuuliyiinta kala matelaayey wasaaraddaha kala duwan ee xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Muuse Biixi inay talaabada ugu horayso fuliyaan, siddii taas loo suurta galin lahaana loo baahan yahay dad aqoontaas hagi-kara, kana soo bixi-kara masuuliyada qaadeen.

Emial:-baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here