Shirkadda Dahabshiil oo ku caawisay lacagtii ugu badnay Ganacsatadii Suuqa Wajaale

0
126

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Maamulaha shirkadda Dahabshiil guruub Cabdirashiid’ayaa sheegay in deeqdii ugu badnayd ugu deeqeen ganacsatadii uu ka gubtay suuqa Wajaale.”Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ku dhawaaqday in ay siinayso ganacsatadii suuqa Wajaale ka gubtay lacag dhan saddex boqol oo kun oo dollar.Maareeyaha guud ee Dahabshiil Cabdirashiid Du’caale, ayaa sidaasi ka sheegay Wajaale oo maanta lagu qabtay munaasabad qaadhaan loogu ururinayay dadkii ku hanti beelay dabkaasi.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here