Golaha wakiilada somaliland oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey doorashooyinkii

0
89

Hargaysa'(baraarugtv.com)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aq-labiyad ah oo duuduub ah ku ansixiyey xeerkii doorashooyinka isa saarka ah ee madaxtooyada iyo ururadda somaliland 214-ka

Xeer 91 waxaa ogolaadeyWaa ogolaadey 63
Waxaa diiday 2
Waxaa ka aamusey 9

Xeer 14

Waxaa ogolaadey 65
Waxa ka aamusay 9
waxaaa diiday 0

Sidaas waxaa lagu ansixiyey labadii xeer ee doorashooyinka Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here