“Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo Ayaan ku lafo-guri Doonaa qQab Dhismeedka Amniga Qaranka.Maanta…”

0
214
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo Ayaan ku lafo-guri Doonaa qQab Dhismeedka Amniga Qaranka.Maanta…”

Baydhabo,(Baraarugnews.net)-Madaxweynaha dawladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa ka hadlay shirka wada-tashiga ah eek a furmay magaalada baydhabo,isla markaana wuxuu sheegay in diiradda lagu saraayo geedi socodka dhismaha soomaaliya.

“Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meelgaarka Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ayaan maanta ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo ayaan ku lafo-guri doonaa qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda dalka, doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed.”ayuu yidhi Xasan Sheekh Maxamuud.

Halkan hoose kala soo xidhiidh Xafiiska E-mail:  Xafiiska baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here