Shirka Beesha Garxajis ee Gobolka Togdheer

0
206

Liiska Magacyada Shirgudoonka Lagu La Ansixiyey Ee Hagaya Shirka #DAL_WANAAJE Ee Burco

Shirka DAL-WANAAJE ee Beel weynta Garxajis ee ka furmay maanta Magaalada Burco,ayaa waxa cod aqlabiyadda laggu ansixiyey sagaal xubnood,kuwaas oo noqonaya shir guddoonka haggaya shirka Beesha inta uu socdo,waxaana kale yihii sidan:
1.Dr Cabdiraxmaan Axmed Raage
Guddoomiyaha shirgudoonka.
2.Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir Guddoomiye kuxigeen
3. Suldaan Cali fayr Xuseen : xubin
4. Ganacsade Axmed Soodaani :Xubin
5.Caaqil maxamuud Dirir Howl:Xubin
6. Ganacsade Cabdiraxmaan Sagal (Xoghaye)
7.Maxamed iid Dhimbiil(Xoghaye kuxigeen)
8.Aqoonyahan Maxmed Cali :Xubin
9.Aqoonyahan Aadan Cabdi Cabaade.: Xubin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here