Sawirka Beenta Tiradda ciidanka tobabarka Muuse Biixi!

0
292

Berbera,(Baraarugtv)-sawiradda muuse biixi iyo nuux taani iska soo qaadeen maanta iyo hanjabaadooda berbera.

Tiradda ciidanka Muuse Biixi iyo Nuux Taani tobabark u soo xidheen maanta ee lagu baahinayo warbaahinta telifeeshanada iyo baraha bulshada waxba kama jiraan. Sababtoo ah warbaahinta wax ka soo duubtay goobta waa inamo adeer u yahey muuse biixi beeshiisa ah,walina gacanta ku wada hayo warbaahintii madaxtooyada iyo dawladiisa.telifeeshanadana muuqaal ayaa loo qaybiyey inta qabac loo tuuray ayaa lagu yidhi qaabkaas noogu baahiya.taasoo barobogaadho been ah umadda lagu jaahwareerinayo.isla markaana ma jirto wariyeyaal warbaahinta xor ah ka socday oo goobta tobabarka ciidanka muuse biixi cabdi ugu soo xidhay joogtey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here