Muuse Biixi oo sandule khalinka ugu duugay go’aankii salaadiinta beesha Habarjeclo

0
117

Hargeysa,(baraarugtv.com)- Madaxweyne Muuse Biixi ayaa iminka wareegto madaxweyne ku soo saarey inay doorashadu dhici doonto 13.11.2024

Arintan ayaa ka dhigan in Madaxweynu uu 24 sacadood gudahadood kaga jawaabey warqadii shalay ay u soo gudbiyeen Kominshanka Doorashooyinku .