Muuse Biixi Oo Lagu Amray Innuu khasab ku saxeexo xeerka doorashooyinka uu ku dhex-haysto gurigiisa ku jaal xaafadda shacabka ee Hargeysa.

0
129

Hargwysa,(Baraarugtv.com)-Muuse Biixi Cabdi,ayaa lagu amray in beri saxeexo xeerarkii doorashooyinka.

cadaadiska ugu badan ayey saarayaan safiirada caalamka ee Somaliland ka taageera doorashooyinka iyo dimuqraadiyada.isla markaana dalalka ka caawiya dhanka doorashooyinka ayaa ku amray in khasab uu ku saxeexo fulinta xeerka doorashoitinka ee muuse biixi ku dhex-haysto xafiiska uu ka dhex-furtay gurigiisa ku jaal xaafadda shacabka ee magaalada Hargeysa.