Muuse Biixi÷Rafadkay,Rafaneysay &Xil ka qaadis iyo magacaabis

0
365

Ceerigaab,(BARAARUGTV.COM)-Sabakaab waa sabakaabkii. anigu muuse biixi waxaan u aqaan nin caqligiisu caloolay iyo ciyaal aydii horjooge u ah’ lakiin macno weyn malaha.waa rafadkii ay rafaneysay. Nuux taani xil ka qaadis iyo afguduud labadana markii horeba meesha calan-castu walaaqanayso labada ayaa loo kala dhiibay taliye, abaan duule maamulkiisa ayey ka tirsanaayeen markii horeba Yurub Abiib ayuu Madaxweynaha Somaliland u magacabay Wasiir ku xigeenka Arrimaha bulshada,

Maxamuud Warsame ayuu Madaxweynuhu u magacaabay Wasiir ku-xigeenka Beeraha

Cabdinajiib Ibraahin Muumin ayuu u magcaabay Wasiir ku xigeenka Hawlaha Guud

Cabdirashiid Qambi ayuu ka qaaday xilka waxaanu u magacabay wasaarada Ciyaaraha Wasiir cusub oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Xirsi Dhoobale.
Xigasho baraarugtv.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here