Beelaha daarood oo shir qarsoodiya uga socdo jigjiga

0
98

Xog wardoon oo aanu ka helay kililka 5aad, waxaa sadex maalmood halkaasi shirar uga socday ayaa waxaa ka soo baxay qodobadan:-

1 In Dagaalka Somaliland ka dhanka yahay mid xaqa oo ay. Waajib ku tahay inuu dagaalka ka qayb qaato nin kasta oo qaan gaadha ee Beesha Daarood ku abtirsada,

2. In ninkii laba qori haysta mid uu ku wareejiyo gudida abaabulka dagaalka u xilsaaran.

3. In Qoys kasta oo ku abbtirsada Beelaha Daarood oo ay u joogan 5 wiil ay ku waajibtay inay 2ba ka mid ah ay u asteeyaan ka qaybgalka Dagaalka ka dhanka Somaliland.

Sakariye Nuur Saajin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here