Muuse Biixi÷Isu-boga!

0
377

Isu-Bogge :

Waa Khabiir Waayaha Nolosha & Wacdaraheeda kala Duwani Macalin U- ahaayeen Waa Nin Fahansan Waxkasta Siyaasada Dalka Yaqaaan Hadimooyinka & hadhimooyinka Labadaba.

Waa Dhagre aan la dhagri karin balse Mararka Qaarkood Ku dhaca Godad halis ah oo Uu Isagu Hore Ugu sii Qoday Siyaasi kale oo Uu rabay Inuuu kaga Taqaluso.

Waa Aftahan hadalka & hogatusaalaynta Arimaha Mid kasta aanu seerayn Godka Uu degayo Dadkuna aad Ujecelyihiin Siyaasadisa balse Xogtani waxay Beenisay Muuqaalka hadaladiisa iyo dhagrida Uu sameeyaaa Inay aad U-kala durugsan yihiin.

Waa Hadimo Talis Xagjir ah oo fursad kasta Oo wanaagsan Ka dhex arka Khatar halka uu Fursad kasta oo xuna uu ka dhex arko Fursad kale oo dhib ah.
Xigmad ayaa ahayd

Shar-rajeeyaha wuxuu ka dhex arkaa fursad walba dhibaato halka kheyr-rajeeyaha uu ka dhex arko dhibaato walba fursad._Winston Churchill

11 call Oo uu sameeyay Mudo hal maalin ah 9 kamida ayaa Hadii bulshadu arki lahayd ama maqli lahayd waxay ka saari lahaayeen heerka dadnimo ahaaneed laga yaabee Inay odhan lahaayeen Waa shayaadiinta kuwooda aan arki karno ee Dadka u Eg .

Hawlkasta ubaahan Oday nimo tusaale & tudhaale lagu tuhmaayo looga Qayb galiyo Wuxuu Dhigaa Shabaqyo Aad U khatar badan balse Dad Naadir ah ayuunbaa fahma .

39 kulan oo uu sameeyay Hawlo nabadayn ah 37 kamida ayaa hadimo & dab uu ku Talinayaa xataa kuwo xalismay ayuu Isku dayo ka sameeyay In dabkii dabkii la damiyay uu dib u hulaaqiyo.

Waa Isuboge qaybtiisii koowaad
By muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here