Murashax Cirro Muxuu Daarnaa Booqashada uu ugu tegay siyaasiga SomalilandYuusuf Kirix?

0
115
  1. Hargeysa,(baraarugtv.com)-Musharraxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan guddoomiye kuxigeen Axmed Cumar X Cabdillaahi Xamarje iyo siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa hoygiisa ku booqday Yuusuf Kirix Cawad oo ka mid ah odayaasha siyaasadda Somaliland wakhti dheer ku soo jiray.
    Musharraxa ayaa xaal waraystay Mudane Yuusuf Kirix waxaanu u rejeeyay wanaag iyo caafimaad.