Mulkiilaha dahabshiil oo xadhiga ka jaray biriij cusub oo uu ka dhisay Burco

0
150

Burco(baraarug)-Gudoomiyaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Xaaji Mohamed Said Duale ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray Bridge casri ah oo Ay shirkadda Dahabshiil ka hirgalisay magalada Burco.
#Dahabshiil #DahabshiilGroup #Burco #africasglobalmoneytransfer

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here