“Anigu waxaan is waydiinayay su’aal adag oo aan mar dambe uuga munaaqashoon doono “shirkan ka dhacay Addis Ababa Maa laysku khuurinayay mise Waa laysla ogaa flimkan dhacaya “ SHARAXAAD. Miyuu qarsanayay Muuse biixi flimkan mise Xasan iyo ismacil cumar waxba ma ogayn mise sheekadu waxa weeyi shicibka caadifadooda Han ku ciyaarno Adu Noo bilaw anaguna waan kaa daba iman doonaa taasina wakhtiga ayaa sheegi doona insha Allah.

Sheikh Abdirahman Bashir