Maxay tahey ujeedada ka dambaysa shirka ka furmay magaalada Muqdisho?

0
71

Muqdisho,(baraarugtv.com)-Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib U- heshiisiinta Dowlad Koonfur Galbeed Mudane Cabdullahi Haji Hassan Ayaa Maanta Magaalada Mogadisho ugu qeybgalay Madasha Wadatashiga Wasiirada ee Hannaanka Qaran Dowladaha Hoose ee WadajirWasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha KGS oo ka Hadlay Daahfurka Madasha Ayaa ka Hadlay Ahmiyadda Wadajir Ayaa Sheegay In Hannaanka Qaran ee Dowladaha Hoose ee Wadajir uu yahay marjacWasiir Cabdullahi Haji Hassan Ayaa Hoosta Ka Xarriiqay In Loo Baahanyahay Meela Qaar In Dib u Eegis Lagu Sameeyo Hannaanka Qaran ee Dowladaha Hoose Ee Wadajir Sida Tirada Golayaasha Degmooyinka.Shirka Waxaa uu ku Wehlinayay Lataliyaha Madaxweynaha Dhinaca Daadejinta Dowladaha Hoose Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha.