Maxaa ka dhacay Ciidanka oog ee somaliland

0
88
  1. Burco(baraarugtv)-Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland oo hayb ahaan kasoo jeeda qoyska Korneylka [Habar-awal] ayaa maanta fadhiisimaha ciidamada Somaliland ee Oog kala baxsaday baabuur qori saaran yahay waxayna ula carareen dhinaca SSC hase yeeshe askar ka tirsan isla kuwa Somaliland kana soo jeeda Beesha [Habarjeclo] ayaa jidgooyo u galay oo qabtay.Ka sokow kala shaki iyo kalsooni daro busaarad & xaalado qalafsan ayaa haysta ciidamadii Somaliland ee 25 kii Ogosto laga soo saaray Goojacade.