“Marnaba Aqbali Mayno In Dagaal Lageliyo Beelo Gaara.Salaadiinta Habar-jeclo”

0
167

London,(BaraarugTV)-“Codka Ay Wareejinayan Waa Sax Waana Aniga Ninka Aan Codka U Duubayna Maaha Garaad Ee Waa Nin Oday Ah Oo Abti ii Ah Waana Nin Nabadeed Had iyo Jeer Nabada igala Shaqeeya Horena Maxaabiis Noogu Keenay “ Wax Xumaani Kuma Jirin Codkayga Muhiimadu Waa Uun In Laxoojiyo Nabada Deegaanka iyo Tan Reer Guuraaga Ee Isku Daaqsinka Ah “ Ka Boqor Ahaana Waxaan Ka Shaqaynaya In Dhulbahante Uu Ku Eekaado Deegaankiisa Sidoo Kale Waxaan Ka Shaqaynaya Inay Dib Uga Baxaan Kana Fogaadaan Buqdharkayn Si Aanay Dhibaato Uga Dhalan “ Marnaba Aqbali Mayno In Dagaal Lageliyo Beelo Gaara iyada Oo Laga Leeyahay Dano Siyaasadeed “ Salaadiinta Habar Jeclo Guud Ahaan Wada Shaqayn Wanaagsan Ayaa Naga Dhaxaysa iyo Xushmad Dhaqan Waxaan Ka Filayaa Inay Nabada Xoojiyaan Wixii Dhacayna Dhaqanku Ka Xaajoodo” Wixii Umusha Dan U Ah Ayaa ilmahana Dan U Ah “ Wabillahi Tawfiiq “ Boqor Cismaan Aw Maxamuud ( Buurmadow )