Akhri Sirtan La Qarxiyey÷Rag La’aan Soo Food-saartey Naagihii Beesha Habarjeclo.

0
156

Burco,(Baraarugtv.com)-Rag la’aan soo food-saartey naagihii beesha Habarjeclo.Dumarkan foosha xun waa Muuse Abokor,gaar ahaan reer Bare reeryoonis.maaha Maxamed Abokor oo kuwoodu waa qalajooyin biyo dahab ah.reerkaas muuse abokor waxay ceeb iyo fool-xumo weyn u soo jiideen magacii habarjeclo.waxay ku dayanayaan oo koobi gareeyeen dumarkii dhulbahante Raxma yar fahiima quuje iyo qaar kale oo badan oo hablihii daarood.bal eega waxaas aad moodayso is rogodii qajinka qaadi jirtay Burco.

Anigoo ku hadlaaya magaca beesha Habarjeclo,gaar ahaana ka soo jeeda beelihii laandheeraha ee tacabka weyn awoowayaashay iyo aabayaashey tacab iyo halgan addag iyo dhuuxooda u shubay magaca beesha habarjeclo,waxaan leeyahey beesha dhulbahante ama daarood waxa dadkan lacago yar siiyey,qaarna mushaharo looga qoray maamulka muuse biixi cabdi oo ciyaal heegadii beesha sacad muuse ayaa adeegsanaaya naagahan iyo inamada yaryar ee qori intay garabka saarteen baraha bulshada ka cayaaya beesha dhulbahante,markaa inta badan ee dhal8nyarada rag iyo hablabaha waanu ka soo horjeedna mana ogolin iyaguna waa calool shaqaystayaal weeye raali ka noqda dhulbahantow aflagaadadooda.

Waxa qoray Cabdiraxmaan Saleebaan Yuusuf dhalinyarada beesha habarjeclo Gobolka Togdheer.