Mareeyaha Dekedaha oo soo dhaweeyey wefti dekedda casriga

0
90

Berbera,(baraarugtv.com)-Waxaannu Dekedda Berbera ku soo dhawaynnay Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan Wasiiradda H. Beeraha iyo Isgaadhsiinta & Tignoolajiyadda, oo safar shaqo ku yimi Magaalada Berbera.7