Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,Wasiirkiisa Maxamed Kaahin Axmed iyo odayga dayeysan Cabdillaahi Darawal,,ayaa caawa sawiraan ka soo qaadey Rag ka soo jeeda Beesha Arab 

0
174
Ragga ka soo jeeda beesha Arab ee kornaylada Calacastii dagaalada Sukeeye 1994kii
Ragga ka soo jeeda beesha Arab ee kornaylada Calacastii dagaalada Sukeeye 1994kii

Muqdisho,(Baraarugtv.com)-Ragga ka soo jeeda beesha Arab ee kornaylada Calacastii dagaalada Sukeeye 1994kii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,Wasiirkiisa Maxamed Kaahin Axmed iyo odayga dayeysan Cabdillaahi Darawal,,ayaa caawa sawiraan ka soo qaadey Rag ka soo jeeda Beesha Arab oo iyagu hubeeyeen,shacabka reer Somaliland-na jabhad Arab ugu sheegaaya,si ay ugu khalkhaliyaan wakhtiga loo asteeyay inay dhacdo doorashada Madaxtooyada Domaliland.isla markaana waxay sawiraantooda ku baahiyeen Baraha bulshadu ku wada-xiidho ee Facebuugyada,Tiktoka iyo tiwiitarka.

Ragga ka soo jeeda beesha Arab ee kornaylada Calacastii dagaalada Sukeeye 1994kii
Ragga ka soo jeeda beesha Arab ee kornaylada Calacastii dagaalada Sukeeye 1994kii

Warku wuxuu intaa ku darayaa in raggan beesha Arab ah ay qoryaha,rasaas,lacag iyo baabuur gaadiid tiknikadda dagaal ay siiyeen Muuse Biixi Cabdi,Maxamed Kaahin iyo Cabdillaahi Darawal,kuwaas oo la sheegay markii siyaasadoodii fashil ku dhamaatey iyo caqli xumadoodii maanta bannaanka timi ay dib ugu laabteen inay beelaha isku diraan oo mixnad iyo munaafiq-nimo ka shaqeeyaan,taasna ay sababtay inay lacag u qaybiyeen rag bilaa camal ah iyo qaarbka mid ah shaqaalaha wasaaraddaha maamulka Muuse Biixi ayey ka tirsan yihiin ragga haljan idinka muuqda sawiraantooda.

Hase yeeshee,ujeedada ay ka leeyihiin ayaa ah inay dib u dhacdo doorashadu iyo shirqoolo siyaasadeed oo inay ku sii haystaan xukunka dalka.