Madaxwayne Muuse Biixi Oo Diiday Innuu Hor-yimaado Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland

0
84

Hargeysa,(baraarugtv com)-Madaxwayne Muuse Biixi Ayaan Ilaa Hada Hor Iman Labada Gole Ee Baarlamaan Si Uu Ugu Jeediyo Khudbad Sanadeedkii Dastuuriga Ahayd Ee Uu U Jeedin Jiray Taas Oo Hada Ah Mid Mudo Dhaaftay.

Labada Gole Ee Baarlamaan Oo Mudo Fasax Ku Maqnaa Ayaa Hada Oo Ay Fasaxoodii Ka Soo Noqdeen Waxa Ay Iisheegeen In Ay Wali Sugayaan In Madaxwaynuhu Uu Hor Yimaado Labada Gole Iyagoona Xildhibaanadu Ay Intaasi Ii Raaciyeen In Hadii Uu Madaxwaynuhu Uu Hor Iman Waayo Baarlamaanka Uu Ku Kacayo Dastuur Jabin Ayna Qaadi Doonaan Taalabada Uu Dastuurku Faro.