“Maayirka Iyo Ku_Xigeenka Magaalada Burco ee maanta Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Sidee Loo Ammini Karaa?

0
131
  • Hargeysa,(baraarugtv.com)-Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Si Adag Uga Haddlay Maayirka Iyo Ku_Xigeenka Magaalada Burco Oo Maanta Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

“Sidii La Doonaba Loo Xaqir Garaadka Umada Sidee Loo Ammini Karaa Mardanbe Umadii Soo Dooratey Maxay Dareemayaan..
Ilaahay Qoom Ma Bedelo Iyaga Oo Isbedela Mooyaane…….”