Ciyaarta Maanta Waxa Kala Badiyey Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro kursiga Madaxweynimadda Somaliland

0
149

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Ciyaarta maanta ka dhacaysa magaalada Berbera,waxa wada ciyaaraaya Murasha madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo madaxweynaha xilkiisu dhamaadey ee murashaxa xisboga Kulmiye.isla markaana maayarka haysta dawladda hoose ee Burco ayaa ah nin ka soo jeeda beesha Baharyoonis ee maayirka degmadda Burco,kana soo baxay xisbiga Waddani ayaa ah ninka maanta qaadey koobka,taasina waxay hor dhac u tahey in madaxweynimada ku guulaysanayo cabdiraxmaan cirro.

Kooxda asluubta,ee Hargeysa,ayuu taageersan yahey Muuse Biixi Cabdi,islA Markaana muuse biixi ayaa wata asluubta oo matelaysa deegaanka miuse biixi,taas oo muujinaysa guul darada xisbiga talada dalka haya in wakhtigiisii dhamaadey oo la nacay muuse biixi xisbigiisii kulmiya.