Maanta ceeb iyo dhaqan-xumo weyn ayey ku soo kordhiyeen habarjeclo

0
212

Burco,(baraarugtv.com)-Beesha Salamadow waxaan u soo jeedinayaa,madaaba aanu nahey xidhahooda qabta ama la safta xilliyada beesha habarjeclo dhan ka wada marto.waar salamadawey hablihiina tuutaha soo xidhanaaya ee arrimihii raggu lahaa ee dagaalka faraha la soo galey naga fadhiisiya.ma waxaad maanta wadan dhaqan xumo cusub.mid leh ina muuse ayaa i eryanaysa, oo tuute xidhan,qaar kale iyo tanyar ee odaygan daydayga mijinta qaadka ah kaga raadinaaya teetal aan ciddi u dooran shaqana ka dhigtay afhayeen been ah oo uu doonayo innuu Islaamaha sacad muuse ku baadho afhayeen habarjeclo ayaan ahey isagoo tuugadii aynu ku naqaaney shaadhka sida kale inoogu badelay ayeynu ogayne,maantana ma inantiisan yar ee isagu dhaley ayuu tuute intuu u soo xidhay inoo keenay.haddii aad naagaha afkii beesha habarjeclo ku hadlaaya iyagoo maandheyd u haysan in magaca la wada leeyahey isticmalaan u dulqaata anaguna waxay raadinayaan ee guryahoodii ka soo saarey ayaanu sheegi doonaa.ka fadhiisiya inantan yar ee tuutaha u soo xidheen ma raggii habarjeclo ayaa dhamaadey mise waa fulay dumarku gubaab8nayaan.taas anaga ayaa u joogna difaacayna dumarkayaga,hablahayaga.ma garaneyn meesha laga keenay dhaqan ahaan iyo diin ahaanba.