Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale oo khudbadii uu ka jeediyey goob ganacsi

0
142

Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale oo ka qayb galay munaasibadda dhagax-dhiga dib-u-dhiska suuqa #Waaheen ayaa ka hadlay Ahmiyadda uu suuqa waaheen u leeyahay ganacsiga geeska Afrika.
#Dahabshiil #Waaheen