“Maalintii Ciidanka la Jabiyey Ayaanu u tagnay Muuse Biixi.Waxaanu ku Nidhi…”

0
162

Hargeysa,(baraarugtv.com)-“Maalintii dhibtu ina gaadhey ee Ciidanka la Jabiyey ayaanu u tagnay Muuse Biixi.Waxaanu ku nidhi Muuse Ciidankii ka waran. Waxa Uu nagu yidhi War kama hayo”ayuu yidhi Musharax Madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

Office Emial÷baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com