“Maalintii Aanu Qaadaney Go’aanka Ah Tababar ku qaataan Dekedda Berbera iyo fuulista Maraakiibta”.

0
138
  1. Berbera'(baraarugtv.com)-Mareeyaha dekedaha iyo biyaha bada somaliland Eng Siciid Saxan Cabdillaahi’ayaa qayb qeyn iyo gacan siiyey dhalinyarada somalilabd “Waxa aan hambalyo u dirayaa dhammaan ardayda ka qalinjebisay Jaamacadda culuumta badda iyo kalluumaysiga ee Berbera, kuwaas tiradoodu dhan tahay 65 arday oo ah dufcaddii 8-aad ee ka baxda jaamacaddaasi.
    Ardaydan oo intii ay ku jireen waxbarashada aannu u ogolaanay in ay tababar ku qaataan Dekedda Berbera iyo fuulista maraakiibta timaada Dekedda oo ay cilmi badan ka faa’idaysteen.”ayuu yidhi mareeyaha dekedaha Somaliland.