Ma Taqanaan Ninka Xisaabta Ka Khalkhaliya Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin

0
159

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi,ayaa maanta la kulmay xubno ka mid ah madaxdhaqmeedka beesha Arab ee magaalada Hargeysa.,isla markaana Guddoomiye Xirsi ayaa soo noqoshadiisa uu dalka dib-ugu soo laabtay Muuse Biixi Cabdi iyo saaxiibkii qaaxo ahna wasiirkiisa gudaha Maxamed kaahin waxa ku dhacay wadno gariir,iyagoo jiif iyo joog waayey biqitaanka ay ka baqayaan Guddoomiye Xirsi.Balse waxa la sheegay in Muuse Biixi marka uu arko Guddoomiye Xirsi uu khalkhalo.