“Ma Jirto Meel Aanu Raali-galin Aanu Ka Bixinay Gefka waxa Golaha Wakiilada Somaliland

0
417
  1. Hargeysa ,(Baraarugnews net)-“Ma jirto meel raaligelin an ku bixiyay mana jirto sabab an u bixiino Cida gafka samaysay waa Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland gaar ahan cida bixisay amarka inamadii hawlwadenada Telefishanka Qaranka somaliland ee Golaha wakiilada warka ka duubayay sii sharci daro ah Golaha uga Saray. Hawsha Shaqadda anu Golaha wakiilada ka qabanaynana mahaa mid cid anu uga daba fadhino ee waa waajib Qaran oo na saran.Arintana xoghayaha golaha wakiilada Cabdirisaaq Ayaanle wanu kawada hadalanay khilafkana wan dhamaynaay ee page Golaha wakiilada waa ku ceeb in war been abur ah oo sidano kale ah in lagu bahiyo.”ayuu yidhi mareeyaha tvga qaranka somaliland Cabdirisaaq  Geesta kale halkan ka akhriso qoraalka maamulka telifeeshanka dawlada somaliland ka xanaaqey ee lagu baahiyey bayjka Golaha wakiilada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here