Laascaanood=-Shirkadda Dahabshiil Waa Bad-baadiyaha Bulshada Soomaalida

0
251

Hargeysa(baraarugnews.net)’shirkadda dahabshiil guruub ayaa ugu deeqday lacag dhan laba boqol oo kun oo doolar dadka shacabka ah ee ku barakacay dagaalka ka socda gobolka Sool ee laascaanood’isla markaana shirkada dahabshiil ayaa ah shirkad maalmaha adag ee bulshada soomaalida soo food saarta is barbar taagta oo caawin weyn oo noocyada nolosha aas-aasiga ah ka taageerta soomaalida. shirkada dahabshiil ayaa ah ganacsatada kaliya ee siwayn uga dhex muuqatey gargaarka bini’aadam-nimada iyo caawinta dadka ku barakacay dagaalka ka socda laascaanood.
Say Maashaa Allaah , Dahabshiil oo laba boqol Kun dollar ugu deeqday barakacayaasha Colaada Laascaano.
Damiirka waa kaas shirkada dahabshiil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here