Laascaanood÷”Somaliland waxay isu-diyaarinaysaa weerarkii ugu waynaa.werwarka…”

0
205

Laascaanood,(Baraarugtv.com)-Somaliland waxa ay isu diyaarinaysaa weerarkii ugu waynaa , waxa warwarka igusii abuuray ciidankii majeerteen ee furimaha kasoo baxay iyadoo somalilandna xabashi iyo imaaraad wadata.

Hadaba ayaamaha soo socda hadii dagaalka la igu qabto oo somaliland i jiidjiido imika yaanu harti i odhan iyadaa isaaq ku laabatay oo rabtay in la qabto ama is dhiibtayba.”sidaa ayey tidhi Fihiima Yuusuf Quuje