Badhasaab Muuse Biixi Magacaabey oo Gobolkii Loo magacaabey Laga qabsadey &barakax ah

0
145

Burco,(baraarugtv.com,)-Maamulka Muuse Biixi Csbdi,ayaa la sheegay innuu damacsan yahey dagaal dib ugu ruqaansado magaalooyin beesha dhulbahante.Xukuumadda Somaliland ayaa diyaarisay in maalmaha soo socoda ama saacadaha soo socodda Guluf dagaal ku qaado degaano ka mid ah gobolka Sool, waxaana xukuumadda ka go’an inay gacanta ku dhigto deegaanadda Gumays, Yagoori iyo Adhicadeeye si uu ugu sii shaqeeyo Badhasaabka gobolka Sool Cabdikariin Siciid Cabdi.

Allah ha u naxariiste Cali Sandulle oo ahaa badhsaabkii gobolka Sool ee dowaladii Daahir Rayaale Kaahin intaan Laascaanood Somaliland qabsan 2007 wuxuu mudo ku sii shaqayn jiray Caynaba, Oog, Yagoori iyo Adhicadeeye.

Xigasho Eryal TV