Kulmiye Oo Degdeg Uga Jawaabay Warar Ku Saabsan Xil Faratoon

0
2803

Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa jawaab degdeg ah ka bixiyay warwar ku aaddan inuu is casilayo Xil. Faratoon oo xisbigaasi uga soo baxay gobolka Sool.

war saaka ku soo baxay Wargeyska Waaberi ayaa lagu sheegay in Xil Faratoon tashi badan ka dib qorshaynayo in uu iskaga tago xilka Golaha Wakiillada oo aanu xiiso u hayn xildhibaannimo maaddaama oo uu hore uga soo mid noqday Golahan laakiin Afhayeenka Kulmiye ayaa arrintaasi si dhakhso ah uga falceliyay.

“Aniga oo tixraacaya wargayska waaberi cadadkisii 116aad arbaca .11 August. 04 muxarram 1443 .3000kun
Ciwaana loga dhigay madhabaa in Mudane yasiin xaaji maxamuud faratoon latashi badan kadib u is casilayo

Hadaba waxa aan guud ahaanba waxaba kajirin warkaa been abuurka ah
Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon waa astaan qaran oo ka dhex ifaya Golaha wakiilada ee cusub,” ayuu yidhi
Afhayeen Buuni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here