“Nin Aabihii Talin Jirin,Kama Talin karo,kamana Hadli karo

0
68

“Nin Aabahii Talin Jirin,Ma sheeg-karo, Kamana talinayo Sandalada Subeer Awal.”

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Waxaan Cambaaraynayaa Falka lagula Kacey S
(Nin Aabahii talin jiray Amba sandalada uu sheeganayo uu Aabahii Hayn jiray)
Laakin Nin Aan aabahii talo loodiran Kama talinayo Sandalada Subeer Awalandalada Guud ee beesha Subeer Awal .
Waxaanan Aad Uga Xumahay Falka ay ku Kaceen Shakhsiyaad Kamid ah Dhaqanka beesha Subeer Awal.
Sandalada Guud ee beesha Subeer Awal waa Sandalad Soojireen Ah oo lix Awoow Maanta tirsata ,Waana ay Kamiisan wayntahay Wax ay Shakhsiyaad lassoo-Adeegsaday Ay gacan utaagi Karaan .
Dhaqanku Siduu yahay Sandalada Noocan ah Marka laga Cabanayo Waxa layskugu yimaadaa Jilib Jilib oo ka kooban dhamaan jilibada beelaha Subeer Awal .

Anigoo Ah Cheif Caaqil Xasan Cheif Caaqil Shaqale Cheif Caaqil Mahamuud Cheif Caaqil Xasan Waan Qaadanayaa bedelaada iyo Ridista Suldaan Xasan haddii Goobta lagu bedelay uu Fadhiyay
Nin Aabahii talin jiray Amba sandalada uu sheeganayo uu Aabahii Hayn jiray)
Laakin Nin Aan aabahii talo loodiran Kama talinayo Sandalada Subeer Awal