Jeelka Dhigay Ugbaad Arragsan &Muuse Biixi oo ka xanaaqey heestii ay u qaadey waddani Cirro

0
87

Maamulka Muuse Biixi Cabdi,ayaa xidhay fanaanada ugbaad Arragsan magaalada Hargeysa.isla markaana waxa la sheegay inay sabab u tahey hees cusub oo ay u qaadey madaxweynw muuse biixi.