Jabkii Muuse Biixi kaga dhacday Laascaanood oo galaafatey Taliyihii sirdoonka Somaliland

0
184

Hargeysa'(baraarugtv.com)-Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xilkii ka qaadey taliyihii ciidanka Sirdoonka Somaliland Faysal Guhaad Cabi Gaheyr .isa markaana
Jabkii Muuse Biixi ka soo gaadhey duleedka Laascaanood oo galaafatey Taliyihii sirdoonka Somaliland
Madaxweynaha ayaa ku sii sime u sii magacaabey sarkaal lagu magacaabo Cabdisitaar .