Hooyadaabaa waxay dhashay Afar caruur ah oo

0
56

#Hal-xidhaale, #Aqoon-korodhsi
Weydiinta hal-xidhaalahan Dhako faarka ahi, hadda maba’durugsana, haddana qofna muu hellin war-celin sugan, Hooyadaabaa waxay dhashay Afar caruur ah oo nolol ku dhashay, caruurtu markay dhashaan waxa lagu waajibiyey in yixda laga xiiro, loo wan-qalo iyo in magac loo bixiyo, ilmihii ugu horeeyey ee u calool galay markuu dhashay waxa uu Aabahood u bixiyey Jiilaal, ilmihii labaadna Rooble, ilmihii saddexaadna Xagaa, waxa isweydiinteenu daaran tahay magaceebuu u bixiyey Aabahaas Ilmaha Afaraad?

Waa Dayr mooyaane illaa iyo hadda qofna kuma guulaysan in uu garto magaca loo bixiyey ilmahaa Afaraad?

Bye.M.F.Qoti