Hoos-u-dhacweyn oo ku yimi dhaqaalihii dalka somaliland

0
183

Norway,(baraarugtv)-Laga soo bilaabo Jan. 2023kii aduun dhan, $15,000, 000 shan iyo toban Million oo Dollar oo hoos u dhac dhaqaale ah ayaa bil kasta ku yimid dadka ku nool Burco Hargeysa Berbera Boorama iyo inta hoos timaada!!!

Garoonka Hargeysa, Dekada Berbera iyo Kala baydh ayuu dhaqaalihii ka soo baxaayay uu in badan hoos u dhacay, halka uu xidhmay dakhligii ka soo xaroon jiray Wadada Bariga Somaliland

Hotelada la seexda, Dukaamada lagu iibiya badeecada maalin laha ah, mukhaayadaha wax laga cuno, shidaalka, Shirkadaha Telefoonada ayaa iyaguna waayay 50% dakhligii soo geli jiray.
Dukaamada iibiya dharka, kabaha iyo alaabada guryaha la dhigto ayaa iyagu aan daba shidanin!!Hadii uu dalku ku sii socdo khilaafka Siyaasiga ah iyo colaadaha la hurinaayo waxaa lagu dambayn doonaa ceeb iyo caydh!

Waxa qoray siyaasi Cismaan cumar dool

Maxaad ku daraysaa!!