Hirdanka Siyaasaddeed Ee Reer Galbeedka iyo China Ee Geeska Africa Saamayn Ma Ku Yeelan Doonaa Somaliland?

0
351
Hirdanka Siyaasaddeed Ee Reer Galbeedka iyo China Ee Geeska Africa Saamayn Ma Ku Yeelan Doonaa Somaliland?
Hargeysa,(Baraarugnews.net)-“Dabaylaha Iyo Duufaanta Siyaasaddeed Ee Gobolka Ka Socdaa Waa Mid Talaabo Talaabo U Socda oo La Dareemaayo Inkasta oo Ay Si Teel-teel ah U Socoto hadan Waxaa Muuqata in Indhuhu Qabanayaan Xeelado u socda Si Weerar ah iyo Weerar Celis ah
Reer Galbeedka Oo Kaashanaaya Dalalka Kiniya. Masar iyo Somalia Waxay U Muuqdaan inay Hamaga Saareen Ethiopia oo Xidhiidh Toos ah La Leh China
Hadaba Somaliland Iyo Ethiopia oo Xidhiidh Soo Jireen ahi ka Dhexeeyey Balse Abey Axmed Hore Uga Waji Dadbay Dhawaana Xidhiidh Fiican La Samaysatay Maraykanka Xagay U Biyo Shuban Doontaa ?
Intaanan ka jawaabin Muxuu Daaranaa Socdaalkii Habeenka iyo Maalinta Qaatay Musharaxa Xisbiga waddani ku joogay Addis ababa ?
Maxaase ka jira in Raysalwasaaraha Ethiopia uu Marti Qaad U Fidiyey Madaxwaynaha Somaliland Oo Uu Dhawaan ku Tagi Doono Addis abbaba ?
Somaliland Waa Dal Marxaladaha Geeska Ka soo Kordha Si Taxadar leh Uga Dabaasha Oo Kalsooni Badan iska Qaba Dantiisana Ka Raaca Hirdanada Geeska ku soo jordha
Hadaba Hadii Hirdanka Quwadaha Ku Loo lamaaya Geeska Africa ay ka Faaiidaystaan Is Haynta Siyaasadeena Gudaha Ee Arimaha Doorashooyinka Waxaa Laga Yaabaa inay Saamayn Taban inagu Yeelato Waana in Laga Foojignaadaa in La Bixiyo Fursadaha Ay Gacan shisheeye inagu Soo Gali karto
Midnimo iyo Wadda jir Ayaa inoo Balan ah
Waxa qoray Wariye Dool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here