Gudoomiye Xinif oo Shaqadii Ka Eryey Inan Warsangeli ah iyo Falal Fool xun oo ay Ka Dhawaajisay. AKHRiso

0
222
“Sabab Looga Dardaar-waliyo,Sabab Looga Qayliyo Iyo Sabab Loogu Mudaharaado, Anigu Midna Ma Garanayo.
“Sabab Looga Dardaar-waliyo,Sabab Looga Qayliyo Iyo Sabab Loogu Mudaharaado, Anigu Midna Ma Garanayo.
Hargeysa(Baraarugnews.net)0-“Ma caan baan ahay mise siyaasiyad baan ahay waxaan ka mid ahay shaqaalaha dawlada ay UN Fan garayso 2015 ila 2023 Magaceygu waa faadumo qaybta Carabiga ayaan turjumaan u ahaa maadaama aan Carabta ka imi kuna dhashay.
Somaliland hal maalin danbi kama gelin hal nin baan naftayda iyo Cirdigayga uga taag waayay ilaa 2018 aniga oo shaqadayda gudanaya buu hal maalin intuu istaagay shaqaalaha igu hor caayay aniga oo ka hadlaya tacdiyada dumarka loo gaysto isna waa markii lamagacaabay kadib waan aamusay oo faraha uga qaaday wax walba oo aan ku kordhiyo xafiiska waa ninka la yidhaahdo xinnif oo 2 wiil oo uu dhalay midna adeer u yahay buu keensaday iyo kuwa kaleba intuu aniga sawiradayda qaatay buu maamulkayga ku yidhi naagtu shaadh iyo surwaal bay xidhataa oo lagu yidhi waa privacy ay iyadu leedahay kuwa oo adeerka u yahay ee tinta qaawan duruucda khafiifka ah xidhan ma arko wuuna iga been abuurtay oo shaqaaalihi igu diray si lay dilo wuxu ku yidhi naagtu SNM bay cayday xitaa qof caanimo lagu xanto ma ihi waalidkay buu soo faray oo yidhi facebook bay ka caadifadaysnayd intuu sawiradayda aruursaday.
Laakiin ka hadhi maayo haayada qaramada midoobay UNHCR aniga mushaharka isiin jirtay baa isagana waxa oo ii dabo jooga waa dulmi iyo qabyaalad waayo waxan kasoo jeeday gobolada Sanaag siiba Ceerigaabo oo warsangali baan ahay … been oo walidkay u sheegay si uu u aamusiyo waan soo bandhigi doonaa aniga oo wadanka fasax kaga maqan 1 bil buu iga faaidaystay markaan is idhi soo noqona naagta waan dili buu yidhi, kuwa uu adeerka u yahay qaar soo dhala iyo qaar xanuunsadaba fasax 1 sano inta uu siiyo buu waliba xaqooda u diraa.
Laakin ka aamusi maayo laascaanood iyo hargeysaba aniga leh sumcad dil buu is yidhi laakin isaga isu gaystay danbi marka oo inan yar oo dhali karo oo aflagaadeeyay oo waliba oo ku meeraystay Allah og daalimka u ooyi maayo.
Laakin hantidayda iyo kursigayga dhici maayo xoogna iguma leh UN wada hadal baa noo socda oo wuu jartay hadana haayada shaqaalaha lacagtii dawalada aan ka qaadan jiray buu rabaa inuu jarto sidii dhoocil yar buu ila xintamayaa laakin waan is difaacayaa dhibta oo ii gaysanayo somaliland intaas oo sano ayaan joogay indhahaa ku kala qaaday.
Muuse aniga difaaci jiray cidna hargeysa iguma qabyaaladen karto igagamana adkaan hanjabaad iyo dil oo xinif iigu hanjbayo”
Xigasho: Wariye Axmeddahir
Somaliland Refugee and Internally Displaced Agency worker claims she was fired due to ethnicity
The head of Somaliland Refugee and Internally Displaced Agency has fired a Female Employee on the basis of her ethnic group and other trumped charges,
The Female Employee who has been working for the agency since 2015 as a translator and whose name is Ms. Fatima Ali Haji Salih speaking to media outlets claimed that she was fired by the head of Somaliland Refugee and Internally Displaced Agency after she highlighted gender based grievances mostly regarding internally displaced and refugee women.
 “The head of Somaliland Refugee and Internally Displaced Agency heard me highlighting the problems faced internally displaced and refugee women and interrupted my presentation by using abusive language especially calling me a lair in front of my audience, “she said.
Ms. Fatima added that since that day, I haven’t been able to execute her duties due to harassment by the head and other persons related to the boss and working for the Somaliland Refugee and Internally Displaced Agency turned against her.
At this point, my parent intervened by approaching the heads of the Somaliland Refugee and Internally Displaced Agency regarding the situation. Her parent was told that her behavior was against the work ethics norms but after inquiring more she was told that she dressed indecently by wearing a trouser and blouse at work and posting abusive posts on her Facebook page regarding SNM during these times while tensions are high in the eastern regions of the country.
“I learned of my dismissal after returning from a month’s leave which, I spent visiting the sick parent who resides outside the country, and upon my return, and was informed that, I was no longer an employee of the agency. I have not committed a single crime for a single day In Somaliland,” she said.
Fatima is determined to rise her issue with the UNHCR office and the Somaliland Civil Services Agency regarding her work and payments.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here