Guddoomiyihii xidhiidhka kubadda ee beesha dhulbahante oo galaafatey Awdal

0
95
  1. Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Somaliland ayaa eriday Gudoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta Fu’aad Dabagaalle oo Beesha Dhulbahante kasoo jeeda. Masuulkan waxa loo haysta in isaga ka hadlaya Gobolka Awdal uu afku ka xaday [ku halmaamay] ereyga Awdal-state.

Qaran dumis ayaa lagu eedeyay shaqadiina waa laga joojiyay. Fu’aad Dabagaalle oo dalka Ingiriiska kasoo guuray Ciyaaraha Somaliland sagxada ayuu kasoo qaaday balse maanta beegsi qabiil ayaa galaaftay.