Gubashada Dabka Caawa Beesha Reer Daahir difaacii Wasiir Maxamed kaahin ay u dhinteen maxay maanta ka hayaan?

0
250

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Wasiir kaahin caawa deegaankii magaalooyinkiisii Hawdka togdheer ee beeshiisii reer daahir way gubaneysaa oo dab xoogan ayaa ka socda ,balse dadka uu xilka Wasiirnimo ugu fadhiyo,kuna matelo maamulka Muuse Biixi waxa dhacday in la waayey gaadhi dab-damis ah,ama wax astaan maamulkiisa ah oo gurmad ka gaysta magaaladii uu ka soo jeeday dhalasho ahaan Wasiir maxamed kaajin Ee dhoqoshay.Beesha Reer Daahir difaacii Wasiir kaahin iyo dalkii ay u dhinteen maxay maanta ka hayaan? Wasiir kaahin in qoyskiisu ku bararaan tuubada masiirkii beesha reer Daahir, maantana hungo wasiir maxamed kaahin