Geeska Afrika  shirkadda Somtel

0
127

” ” oo ah.abaal-marin caalami ah, sannadkan ka dhacday wadanka Philippines.

  1. Abaalmarintan oo ay bixisay hay’adda , oo ah ’ . Abaalmarintan qiimaha leh waxay aqoonsan tahay Somtel DahabPlus iyo eDahab iyo dadaalkayaga ku aaddan horumarinta adeegyada isgaarsiinta iyo dijitaalka ah ee gobolka. Waxay ahayd dhawaan markii shirkadda Somtel noqotay , Somtel, DahabPlus, iyo eDahab waxay hoggaanka u hayaan tiknoolajiyadda iyo adeegyadda digital ka ee casriga ah kuwaas oo kor u qaadaya dhaqaalaha isla markaana kobcinaya ganacsiga gobolka”

#AwardWinning #AnigaSomtelIWeydii #DeeqaSomtel #HogaankaIsgaadhsiinta #Halabuur #Somtel5G #Somtel #ShirkaddaDadweynaha #DahabshiilGroup