Falastiin caawa waxa ku socda Duqayntii Abid ugu-xumayd

0
534

Israel caawa waxay duqeyntii abid ugu xumeyd ku wada Qaza , Cirka , Dhulka iyo Badda ayaa caawa Ganataalo kaga soo garaaceysa .

Dhamaan internet-kii iyo telefoonkii gudaha ayay hawda ka saartey ,waxay Isreal isku diyaarineysaa duulan dhanka dhulka ah oo ay Qaza ku qaado saacadaha soo socda