Dhamaan Shirkaddaha Dahabshiil Group,oo kaalin weyn ka qaatay shirweynaha labaad Madasha Dhaqaalaha

0
108

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Dhamaan Shirkaddaha Dahabshiil Group, ee Dahabshiil, bangiga DBI iyo Somtel oo kaalin weyn ka qaatay shirweynaha labaad ee Madasha Dhaqaalaha oo ka dhacay Caasimada Somaliland ee Hargeysa

#DahabshiilGroup #africasglobalmoneytransfer #Somtel #SEF2023